maslax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2. ld maslixid.
- 1. Laba qof oo dagaalsan heshiisiin. 2. Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: