maslixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maslax². ld maslax¹ (2), maslaxaad.

maslax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2. ld maslixid.
  2. 1. Laba qof oo dagaalsan heshiisiin. 2. Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.

maslaxaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maslixid.