masradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)Macnaha:Mislaax; siraad; faynuus; laambad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
siraadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.Wax iftiin kee-naya shidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laambadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado. 2. Nal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0