siraad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus. 2. Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro. 3. Iftiin.
- Wax iftiin kee-naya shidid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

