matoobboQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Ul af godan leh oo raggu ku xarragoodo; bakoorad. ld matoobbe.