matoobbo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Ul af godan leh oo raggu ku xarragoodo; bakoorad. ld matoobbe.

bakoorad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ul toosan, madax godan oo lagu xarragoodo. ld bakooro (3).

matoobbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld matoobbo.