maxlalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maxlal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maxlal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.l)

Macnaha:

  1. Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
  2. Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur