maxlal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.l)
Macnaha:
- Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
- Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

