maxmil
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo/-xaamil, m.dh)
Macnaha:
- 1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
- Libaax-badeed maxmil ku dabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

