rixli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raxli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raxli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Laba loox oo xalleefyo ah oo mar la isgelin karo marna la kala bixin karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur