mayacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
manyacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:ld mayacsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00