mayacsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mayacsan. ld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mayacsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
manyacsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mayacsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
manyacsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld mayacsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mayacsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld mayacsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00