mayrnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mayran². ld mayrnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.
  2. Wax la mayray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mayrnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg mayrnow. 2. ld mayrnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur