mayran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.
  2. Wax la mayray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur