meehannaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg meehannow². ld meehannow¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meehannow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
  2. Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur