meehannow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
- Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

