meelgaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg meelgaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meelgaar

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
  2. 1. Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur