meelgaar
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
- 1. Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

