meerkiyuuri
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, dabiici ahaanna ugu jira macdanta sinabaar uumigiisuna waa sun khatar ah. ld meerkuri.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: