meerkuri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hoore bir ah cad cufnaan weyn oo badanaa loo adeegsado heerkulbeegyada. ld meerkiyuuri.

meerkiyuuri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, dabiici ahaanna ugu jira macdanta sinabaar uumigiisuna waa sun khatar ah. ld meerkuri.