meherkahorreysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
horgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Meher-kaweyne.Lamidka: Meher-kaweyneSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00