meherkaweyneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Macnaha:ld meherkahorreys.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
meherkahorreysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00