mekhaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maqaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maqaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. 2. ld mekhaan. Darajo. 3. ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0