midabgaddoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.
  2. Wax midabkoodu beddelmay noqosho.