midabgaddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.Wax midabkoodu beddelmay noqosho.+Ku dar▲0▼0
midabgaddoomidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg midabgaddoon². ld midabgaddoon¹.▲0▼0