midabtakooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg midabtakoor². ld midabfaquuqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
midabtakoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta. 2. (siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. ld midabfaquuq¹.Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
midabfaquuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg midabfoquuq². ld midabtakoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0