midiididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg midiid². ld madiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
midiidQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹.Weel la culayo aad u catirid. ld madiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
madiididQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld midiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00