midiidQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid¹.Weel la culayo aad u catirid. ld madiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld midiid¹.ld midiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0