miige

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miigo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld miige.
  2. Ku m.: wax ku margasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur