miirid
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg miir³. ld miir¹ (3), miiris.
- (kiim.) Dariiqada saxarrada adkaha ah lagaga soocaayo hoorka iyadoo la adeegsanaayo walax daloolo leh. Shaybaarka waxaa badanaaba lagu isticmaalaa warqadda miirtada.

