sifee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax nadiifin. 2. Wax kala miirid. 3. Wax sharxid. ld safee.

safee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. ld sifee.