miisaamanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-aanna, -aannayd)Macnaha:1. Wax la miisamay ahaansho. 2. Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
miisaananQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-aannaa, -aannayd)Macnaha:ld miisaaman.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00