qoran
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay)
Macnaha:
- 1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho. 3. Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
- 1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho. 3. Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.

