miishaaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reeysay)

Macnaha:

  1. ld miinshaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miinshaaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur