manjasaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².