minqaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
  2. Fogaan minqaad ah guurid.