minqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg minqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
minqaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.Fogaan minqaad ah guurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00