mintididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mintid². ld mintid¹, mitid¹, mitidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mintidQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid.1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mitidQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld mintid1. ld mintidid.ld mintid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mitididQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld mintidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00