mintid
Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine
Macnaha:
- 1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid.
- 1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

