misaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld misaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mataalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld misaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mitaalQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld misaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0