miscililidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg miscilil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
miscililQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0