miscilil
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lo, m.l)
Macnaha:
- 1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
- Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

