miscirir

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld miscilil¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miscilil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
  2. Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur