mitanQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Kaltan. 2. ld miltamid.Si siman wax u kaltan siin. ld miltan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaltanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
miltamidQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld mitamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
miltanQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld mitamid.ld mitan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0