Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho. 2. Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid. 3. Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur