miyirsi

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld miyirsasho.

miyirsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.