mohoor

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mohorad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mohorad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Kiintaal la kala baray barkii. ld mohaar, mohoor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur