mohorad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Kiintaal la kala baray barkii. ld mohaar, mohoor.

mohaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.

mohoor

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mohorad.