moolaska

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Faylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay astaan tahay jidh aan maraaryo lahayn, oo u kala baxsan, madax, lug hoosaad muruqaysan oo loo isticmaalo socodka, iyo tuur sare oo harag laabani ku daboolanyahay iyo dubaalad taas oo sinjiyada badankooda dhiiqda qolof adag oo dabool ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur