faylam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.

